Sunday, December 8, 2019

Waxaa si diiran lagu sabootiyay luusi oo todobaadkani maalmihi ugu danbeeyay ku sugnayid ismaamulkan...

Luusi oo ah sida uu aaminsan yahay cilmiga saynisku gabadhi ugu horaysay ee dunidan ku noolayd lafaheedi oo sida la aaminsan yahay 3.2 milyan...

Waxaa la furaaya wadada lamida ah ee isku xidha diri dhabe iyo dawanle.

Waxaa lasoo gaba gabeeyay mashruuca dhisida wadadan oo sannadihi ugu danbeeyay dhismaheedu ka socday inta u dhaxaysa diri dhabe ilaa dawanle iyadoo wadadani laabida...

XAFIISKA WAX BARASHADA EE ISMAAMULKA AYAA SHEEGAY IN UU DIYAARIYAY QORSHAHA GURYAHA LAGU SIINAAYO...

Hogaanka xafiiska wax barashada ee ismaamulka mudane cabdujawad maxamed oo shir jaraa`id ku qabtay xafiiskisa ayaa sheegay in ay soo gaba gabeeyen wareegi hore...

Waxaa la sheegay in 9ki bilood ee lasoo dhafay uu ismaamulku la uruuriyay dakhli...

Waxaa la qabtay kulankii caadiga ahaa ee golaha baarlamaanka ee ismaamulka iyadoo uu ahaa kii 42aad ee caadiga ahaa ayaa waxaa lagusoo ban dhigay...

Shir waynaha caadiga ee ururka haweenka ee xisbiga EPRDF ayaa markisi 4aad ismaamulka kaqabsoomay

Shirkan caadiga ahaa ee ururka haweenka xisbiga EPRDF oo markisi 4aad laqabanaayo ayaa waxaa lagaga hadlay qodobo dhawr ah oo ay gudiga ururkaasi soo...

Munaasibad si heer sare ah losoo agaasimay oo loga gol lahaa barnaamijka bill aha...

Munaasibadan oo ay kasoo qayb galeen masuuliyin heer sare ah oo uu ugu horeeyo wasiru dawlaha wasaarada dakhliga ee dalka,kuxigeenka duqa ismaamulka mudane mahdi...

Tobobar ku eedanaa sidii boordhiyada iidheda ee lagu dhajiyo wadooyinka ayaa uu qabtay xafiiska...

Tobobarkan oo ay kasoo qayb galeen masuuliyinta 9ka qabale ee magaalada iyo waliba laamaha amniga ayaa lagu qabtay hudheelka triangle iyadoo uu ahmiyadiisu ahayd...

Waxaa siyaabo kala duwan lugu xusayaa ciida ciidul fidriga ee sannadkan 1440 T.H

Munaasibad ay si wada jir ah usoo wada diyaariyeen xafiiska warfaafinta iyo arimaha dawlada iyo waliba warbaahinta ismaamulkan diri dhabe iyadoo looga gol lahaa...

Kulan looga hadlaayay sidii looga hortagi lahaa wasakhynta deegaanka ayaa ka qabsoomay ismaamulkan diri...

Dood cilmiyeed ku saabsan dhibaatooyinka isbadilka cimlada oo u ugu horeeyo waskhda sida masuuliyad darada ah deegaanka loo wasakhaynaayo oo ay kasoo qayb galeen...

Sidii loga midho dhalin lahaa qorshaha dakhli uruurinta ismaamulka ayaa tobobar ka duwan kuwi...

Sannadadi danbe ayaa waxaa isasoo taraayay caqabadaha ay dadka bixiya dakhliga ay ka sheeganaayaan shaqaalaha iyo xafiiska dakhliga ee ismaamulka iyadoo shaqaale yari iyo...