Monday, July 22, 2019

Sidii loga midho dhalin lahaa qorshaha dakhli uruurinta ismaamulka ayaa tobobar ka duwan kuwi...

Sannadadi danbe ayaa waxaa isasoo taraayay caqabadaha ay dadka bixiya dakhliga ay ka sheeganaayaan shaqaalaha iyo xafiiska dakhliga ee ismaamulka iyadoo shaqaale yari iyo...

Waxaa la furaaya wadada lamida ah ee isku xidha diri dhabe iyo dawanle.

Waxaa lasoo gaba gabeeyay mashruuca dhisida wadadan oo sannadihi ugu danbeeyay dhismaheedu ka socday inta u dhaxaysa diri dhabe ilaa dawanle iyadoo wadadani laabida...

Ciidanka difaaca qaranka ayaa qalin jabin u sameeyay 2600 oo loo carbiyay sida nabad...

Xerada ciidanka ee huurso ayaa ciidankani waxaa 3 bilood ee ugu danbaysay uga socday tobobar gaar ah oo looga gol lahaa in ciidankani lagu...

Ardayda jaamacada diri dhabe ayaa sheegay in dhibaatooyinka dhinacyada baris waxbarasho ee ka jira...

Ardayda jaamacada oo kulan la qaatay wafti ka socday wasaarada wax barashada ee dalka ayaa sheegay in ay jiraan dhimaatooyin ka haysta dhanka cuntada,...

Waxaa haweenka loo qabtay shir waynaha nabadgalyada iyo barnaamijka loogu magic daray gaari.

Haweenka ayaa waxay door muhim ah ay ka qaadanaayan sugida nabad galyada dalka iyo waliba deegaankooda iyagoo wakhtiyadani danbe si la siman raga uga...

Waxaa la soo xidhay carwo sawireed lagusoo ban dhigay waxqabadki xafiisyada ee sannadkii hore

Carwo sawireedkan oo ay kasooqayib galeen 9ka qabale ee magaalada iyo waliba xafiisyada kale ee dawlada ayaa waxaa labu soo ban dhigay sawiro ka...

Shir waynaha caadiga ee ururka haweenka ee xisbiga EPRDF ayaa markisi 4aad ismaamulka kaqabsoomay

Shirkan caadiga ahaa ee ururka haweenka xisbiga EPRDF oo markisi 4aad laqabanaayo ayaa waxaa lagaga hadlay qodobo dhawr ah oo ay gudiga ururkaasi soo...

Waxaa lasoo gaba gabeeyay shirarki nabad galyada ee ismaamulkan diri dhabe ka socday

Labadi todobaad ee ugu danbeeyay ayaa waxaa ismaamulkan diri dhabe ka socday shirar nabad galyada ismaamulka dib loogu soo celinaayo iyadoo inihi ugu danbeeyay...

Xubnaha xisbiyada siyaasadeed ayaa lasheegay in ay muujiyaan ka gonaanshaha hirgalinta qorshayaasha horumarineed ee...

Kulan ay ka soo qayib galeen shaqaalaha dawlada ee xubnaha ka ah ururada siyaasada ee dalka maantana waxaa kulankan kasoo qayb galay 6 xisbi...