Monday, July 22, 2019

Waxaa siyaabo kala duwan lugu xusayaa ciida ciidul fidriga ee sannadkan 1440 T.H

Munaasibad ay si wada jir ah usoo wada diyaariyeen xafiiska warfaafinta iyo arimaha dawlada iyo waliba warbaahinta ismaamulkan diri dhabe iyadoo looga gol lahaa...

Munaasibad si heer sare ah losoo agaasimay oo loga gol lahaa barnaamijka bill aha...

Munaasibadan oo ay kasoo qayb galeen masuuliyin heer sare ah oo uu ugu horeeyo wasiru dawlaha wasaarada dakhliga ee dalka,kuxigeenka duqa ismaamulka mudane mahdi...

Tobobar ku eedanaa sidii boordhiyada iidheda ee lagu dhajiyo wadooyinka ayaa uu qabtay xafiiska...

Tobobarkan oo ay kasoo qayb galeen masuuliyinta 9ka qabale ee magaalada iyo waliba laamaha amniga ayaa lagu qabtay hudheelka triangle iyadoo uu ahmiyadiisu ahayd...

Waxaa la sheegay in 9ki bilood ee lasoo dhafay uu ismaamulku la uruuriyay dakhli...

Waxaa la qabtay kulankii caadiga ahaa ee golaha baarlamaanka ee ismaamulka iyadoo uu ahaa kii 42aad ee caadiga ahaa ayaa waxaa lagusoo ban dhigay...

Kulan ay soo diyaarisay wasaarada nabada oo ay kasoo qayb galeen madaxda sar...

Kulankan oo lagaga wada xaajoonaayay amaanka bariga dalka ayaa waxaa warbixin kasoo jeediyay abaan duulaha ciidanka qaranka waxdooda bariga dalka mudane mejer janaral sawdhu...

Kulan looga hadlaayay amaanka magaaladani diri dhabe ayaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee duqa...

Laamaha amaanka iyo ismaamulka Diridhabe ayaa sheegay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono kooxaha ku lugta leh isku dhacyada sida isdaba jooga ah...

Golaha wakiilada ismaamulkan diri dhabe ayaa yeeshay shir dagdag ah oo magacaabis kala duwan...

Wakhtiyadi ugu danbeeyay ayaa waxaa ismaamulka ka jiray xurgufyo salka ku haya siyaasado kala duwan kuwaasi oo ay dad badani ay ku naf waayeen...

Waxaa si diiran lagu sabootiyay luusi oo todobaadkani maalmihi ugu danbeeyay ku sugnayid ismaamulkan...

Luusi oo ah sida uu aaminsan yahay cilmiga saynisku gabadhi ugu horaysay ee dunidan ku noolayd lafaheedi oo sida la aaminsan yahay 3.2 milyan...

Gudiga joogtada ah ee maaliyada iyo dhaqaalaha ee golaha barlamaanka ismaamulkan diri dhabe ayaa...

Gudigan oo mudadi ugu danbaysay kormeer kusoo maraayay xafiisyada soona indho indhaynaayay hab u shaqaynta xafiisyada iyo waliba qaabka ay u isticmaalaan misaaniyadaha loo...

XAFIISKA WAX BARASHADA EE ISMAAMULKA AYAA SHEEGAY IN UU DIYAARIYAY QORSHAHA GURYAHA LAGU SIINAAYO...

Hogaanka xafiiska wax barashada ee ismaamulka mudane cabdujawad maxamed oo shir jaraa`id ku qabtay xafiiskisa ayaa sheegay in ay soo gaba gabeeyen wareegi hore...